|
BBCSomali.com | War
|
-
Masar 3 - 0 Soomaaliya
Saddex iyo Eber ayaa looga bediyay Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, cayaar ay xalay Qaahira kula yeesheen, kooxda Masar.
-
Dagaalka Muqdisho
Ugu yaraan 10 ayaa ku dhintay dagaallo iyo duqeyn maanta iyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
-
Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad
Hayadda qaxootiga ee qaramadda midoobay UNHCR ayaa sheegtay in kabadan laba boqol iyo soddon qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay muqdisho labadii Toddobaad
-
Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay
Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida. Xisbiyada mucaaradka ayaa cambaareeyay muddo kordhinta.
-
Khilaafka Sharmarke iyo Shariif
Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa BBC uga warramay khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Shariif.
-
Ciidamo dowladda ah oo gadooday
Boqolaal ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta Muqdisho ka sameeyay gadood, kaasi oo saameeyay muddo saacado ah isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga.
-
Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtigoodu dhammaanayo
Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta Haregysa waxa uga bilowday fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga doodayaan muddo kordhinta golayaasha Wakiilada iyo Guurtida.
-
Tonny Blair oo ka hadlay islaamiyiinta xagjirka ah, Somalia iyo Yemen
Ra'iisal-wasaarihii hore ee Ingiriiska, Tonny Blair, oo dhawaan daabacay xusuus-qorkisii, ayaa waraysi uu siiyey BBC ku tilmaamay khatarta maanta adduunka ugu weyni inay yihiin islaamiyiinta xagjirka ah. waxanu tusaale u soo qaatay Somalia iyo Yemen
-
Muqdisho oo la isku ciidan uruursanayo
Al-Shabaab, ayaa soo bandhigtay boqolaal ciidamo ah oo ay la sheegay in tababar u soo dhamaadaan, Amisom-na waxay sheego saldhigyo cusub ee ciidankeedu ka degan Muqdisho.
-
Sawirro magaalada Jigjiga
Cabdirisaaq Catoosh oo Tagay Jigjiga, ayaa sawiradan ka soo qaaday magaalada dhowaan.
-
Falanqaynta
Falanqaynta
-
Falanqaynta
Falanqaynta
-
dad lagaga shakiyey shabab oo Burco lagu xiray
8 qof oo dhallinyaro u badan oo looga shakiyey shabab in ay yihiin ooyaa lagu soo xir xiray hawlgal booliska Burco sameeyey.
-
Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisal-Wasaaraha ee Dastuurka cusub
Khilaaf hor leh oo ku saabsan dastuurka cusub ee federaaliga ah ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhex taagan yahay haatan madaxweyaha iyo ra'iisal-wasaaraha dawladda Somalia. Hore labada mas'uul waxay isku khilaafeen bishii May ee aan soo dhaafnay
-
Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda
Ciidan ka tirsanaa dowladda ku meel gaarka ayaa la sheegay inay ka goosteen, una galeen dhaqdhaqaaqa Al Shaabaab ee gobollada Bay iyo Bakool
-
Bangiga Adduunka oo Billion dollar siinaya Pakistaan
Bangiga Aduunka ayaa kordhiyay lacagta uu ku taageerayo Pakstaan hal billion dollar
-
Wafdi UNka oo gaaray Mogadishu
Waxaa gaaray magaaladda Muqadishu wafdi ka socoda Qaramadda Midowbay oo kulan la soo yeeshay madaxweynaha Soomaaliya.
-
Uganda: Waxaan diraynaa toban kun oo askari
Ciidamada Uganda ayaa waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay u diraan Soomaaliya in ka badan toban kun oo ciidamo dheeraad ah
-
Dadka Kenya tiradoodu waxay noqotay, 38, 610,097
Tiradu waxay isugu jirtaa 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 haween ah.
-
Obama: Hawlgalkii dagaalka Ciraaq wuu dhammaaday
Madaxweynaha Marekanka, Barack Obama, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dhammaaday hawlgalkii dagaalka ee ciidamada Mareykanku ay ka wadeen Ciraaq.
-
Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25
Laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyaddii Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga.
-
Waraysi madaxweynaha Gal Mudug
Waraysi madaxweynaha Gal Mudug
-
Sagaal ku dhimatay Muqdisho
Ugu yaraan 9 qof ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeyn galinkii danbe ee maanta lagu garaacay suuqa Bakaaraha
-
Marti gelinta cayaaraha adduunka 2018
Khadra Cige waa gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsan guddiga England ee u ololeynaya in cayaaraha adduunka ee sanadka 2018 lagu qabto England.
-
4 ka dhimatay ciidamada AMISOM dagaalladii shalay ee Muqdishu
Afar askari oo ka tirsan ciidamada midowga africa ee AMISOM, ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen magaalada Muqdisho.8 kale ooka tirsan ciidamada AMISOM ayaa iyaguna dhaawacmay.
-
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar
-
Dagaalka magaalada Muqdisho
Dagaal culus ayaa maanta mar kale dib uga bilowday degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
-
Waraysi - Abdillahi Ahmed Addow
Abdillahi Ahmed Adow, oo ah diblomaasi Somaaliyeed, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada iyo is-qarxinta, lana qabto shirweyne nabadeed
-
Waraysi - Abdillahi Ahmed Addow
Abdillahi Ahmed Adow, oo ah diblomaasi Somaaliyeed, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada iyo is-qarxinta, lana qabto shirweyne nabadeed
-
Dagaal goos goos ah
Dagaal ayaa maanta mar kale dib uga bilowday magaalada Muqdisho, kadib markii in muddo ah ay xasilooneyd magaalada.
-
Muqdishu oo xalay iyo saaka deganeyd
Magaalaa Muqdishu lagama soo sheegin wax dagaallo ah oo waaweyn xalay iyo saaka, welise waxa taagan cabsi iyo xiisadihii colaadeed, waxana xidhan jidadkii waaweynaa iyo suuqyadii ganacsiga
-
Madaxweyne A M Siilaanyo oo magacaabay xilal cusub
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shaqadii ka fadhiisiyay in ka badan afaratan mas'uul, waxanu magacaabay xilal cusub
-
Nin burcad badeed ah oo dambi qirtay
Burcad badeed Soomaali ah, ayaa dambi ka hor qirtay maxkamad Maraykanka ku taalla, iyadoo loo haystay dacwado la xiriira in uu weerar maxkmad ciidamada badda Maraykanku leeyahay oo ku sugnaa gacanka cadmeen.
-
Haweenay Soomaali ah oo 9 sano oo xarig ah lagu xukumay
Haweenay Soomaali ah oo isku dayday in ay afduubto diyaarad yar oo u kala duulaysay laba magaalo oo isla gudaha dalka New Zealand ah ayaa lagu xukumay sagaal sano oo xarig ah.
-
Cambaaraynta Caalamka
Dalka Norway, waddanka Maraykanka, hawl galka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD, Ururka Jaamacadda Carabta, waxay si wada jir ah oo xoog leh u cambaareynayaan weerarrada kooxaha xagjirka ay ku hayaan Muqdisho
|