Sheeko!
Welcome, Guest
Please Login or Register.    Lost Password?
Re:Ma Rajo Dhigney? (1 viewing) (1) Guest
Go to bottom Post Reply Favoured: 0
TOPIC: Re:Ma Rajo Dhigney?

#86
Wadad ()
Click here to see the profile of this user
Birthdate:
Ma Rajo Dhigney? 1 Year ago  
Somaliyey,

miyaa rajo dhigney?

ma iska ilowney wadankeenii?

maxaa inoo talo ah?

ma ilowdeen qof kasta inuu wax qaban karo somali/muslim ahaan?

yaad u deyseen wadankii?
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#87
fuaad ()
Click here to see the profile of this user
Birthdate:
Re:Ma Rajo Dhigney? 1 Year ago  
asc wadaan keeni waa uu hagaagayaa insha alaah goor an fogayn ayaan rajeynayaa somalidu hadii ay kala dan beynlahaan lahayd heer ayey gaadhi lahayd ilaahay waxaan ka baryayaa inuu inoo hagaajiyo wadankeena inkostoo anigu an somalilander ahay hadana walaalahay iyo dad anuisku dhiig nahay ayaa ku baaba aya dagaalada somalia ka socda wadanka somaliana waa wadankeygii sadexaad marka somalilandiyojabouti iyo somalia ilove sedexdaba ilaahay ayaan idin baryaynaa aamin by
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
Go to top Post Reply
get the latest posts directly to your desktop