Sheeko!
Welcome, Guest
Please Login or Register.    Lost Password?
Re:Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii (1 viewing) (1) Guest
Go to bottom Post Reply Favoured: 0
TOPIC: Re:Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii

#36
Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii 1 Year, 8 Months ago  
waxba waxbaad ku garataa waxna waxbaa ku xasuus. waxaa dhacday waqti laga joogo muddo aan sidaa u dheereen in wiil dhalin yara ah oo somaliyed caashaaqay gabar aad u qurux badan waxuuna raajiciyay in badan wax guul ah se kama uusan gaarin dadaalkiisii. wiilka oo ahaa nin aad u bashaash ah isla markaana axsaab badan lahaa ayaa kala tashtay saaxiibadii wax natiija ahna kama soo bixin la tashigii faraha badnaa. waxaase dhxcday in uu arintaasi aad oga murgooday ilaa uu gaaro heer uu hadli waayo.

Markii uu in mudda ah iska aamusnaa sariirtana iska saarnaa ayaa waxaa nasiib wanaag maalin soo booqatay gabadhii uu jeceelka u qaaday waxaase wax lala yaabo noqotay isagii oo salaanta ka qaaday gabadhii aadna u wareestay halkiina ku caafimaaday waxaa arintaasi aad ugu farxay waalidkis oo markaasba dhinacyada ka fadhiyeen. waxaana si fudud ugu suura gashay in uu hanto jeceelkiisii uu hadalka darteed u waayaY in mudda ah iyagoo joqday lamaano aad isugu faraxsan oo nolashaba si wacan u qeebsada,,,
f.g waa qiso dhab ah ee sideed i aragtaa ka dhiibo waxii fikrad ah,.

bye khadar saakowstar
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#47
Mahad ()
User Offline Click here to see the profile of this user
Re:Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii 1 Year, 5 Months ago  
Waqtiyadii wadan keena istic maarku xukumayay ayuu nin somali ah oo kategay gobolada waqooyi u dhoofay wadanka ingiriiska ninkii markuu kunoolaa mudo wadankaas ayuu guursaday naag ingiriis ah (cadaan ah) ninkii wuxuu uga sheekeeyay naagtii sii dhaqanka soomaalida iyo caadooyinkooda sida gudniinka fircooniga ah oo uu aad ugu amaanay.

Naagtii waxay aad uga heshay dhaqmadaas uu uga sheekeyay iyo caadada soomaalida waxayna go aan ku gaadhay in ay is gudo sida hablaha soomaalida. waxayna ka codsatay in uu gudo ninkeedu mudo haduu ka dhega adaygay markii danbe wuu guday aad bay ugu faraxday kabacdina waxay u tagtay hooyadeed una sheegtay in laguday uuna aad u fiicanyahay gudniinku, arinti waxaa aad ugu riyaaqay hooyadii oo iyana damacday in ay is gudo waxayna ka codsatay gabadheedii in ay uraacdo ninka si uu ugudo iyana ninki haduu mudo ka dhega adaygay ugu danbayn waa guday.

Habartii waxay u sheegtay qaraabadi iyo asxaabteedii dhamaan aad bay ugu riyaaqeen waxay na dooneen in ay is gudaan oo ninkii fayl u soogalaan ugu danbayn waxaa kawar helay ninkii maamulkii magaalada waana laqabtay oo la xidhay.
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#99
Re:Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii 1 Year ago  
sheeko dhab ah
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#100
Re:Wiil Soomaliyed oo Hadalki Gabay Jecel Dartii 11 Months, 4 Weeks ago  
nice sheeko wa sheekada gu dninta
 
Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
Go to top Post Reply
get the latest posts directly to your desktop