Latest NewsVideo Of The Week

Wararka Somalia
  • Masar 3 - 0 Soomaaliya
    Saddex iyo Eber ayaa looga bediyay Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, cayaar ay xalay Qaahira kula yeesheen, kooxda Masar.
  • Dagaalka Muqdisho
    Ugu yaraan 10 ayaa ku dhintay dagaallo iyo duqeyn maanta iyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
  • Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad
    Hayadda qaxootiga ee qaramadda midoobay UNHCR ayaa sheegtay in kabadan laba boqol iyo soddon qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay muqdisho labadii Toddobaad
  • Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay
    Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida. Xisbiyada mucaaradka ayaa cambaareeyay muddo kordhinta.
  • Khilaafka Sharmarke iyo Shariif
    Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa BBC uga warramay khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Shariif.